Get Adobe Flash player

Somalisk

Qofmaan ahay anigu? 

Waxa magacayga la yidhaa Mussa Utto, 58 sano jira oo xaasleh, aabe u ah sedex caruur ah oo wanaagsan.waxa aan ka shaqeeyaa kumuunaha Esbjerg aniga oo ah gudoomiyaha is dhexgalka bulshada. Waxa aan kashaqeeyay kumuunaha mudo 14 sano ah.waxa aan ka mid ahay gudida maamulka gobolka ilaa iyo 2006. Waxa aan ahay u doodaha siyaasada is dhex galka, aniga oo ka tirsan xusbiga diimoquraatiga ah gudida maamulka degmada. Waxa aan aragti iyo khibrada u leeyaha u siyaasada degmadan Esbjerg,sidaa awgeed waxa aan jeclahay in aan sii wado shaqadaa, si uu kumuunaha Esbjeg uu horumar u gaadho, iyaga oo ku dhaqmaay u jeedooyinka qaalig ah ee xisbiga diimoquraaiga.

Bulshada Maxay u arkaa bulshada ama ay iigu fadhidaa bulshadu:

  • in ay u siman yihiin dhamaatood xuquuda iyo tixgalinta
  • in ay suurto gal u tahay dhamaantood shaqada iyo wax barashada 
  • in ay dhalin yarada suurto gal u noqoto in dhamaystaan wax barashada 
  • in ay dhamaantood suurto gal u noqoto baraagtiig
  • in la adkeeyo waxa shaqaynta iskuulka iyo guriga 
  • in ay suurto gal tahay in aad meelkasta degi karaan is looga fogaado isku ururka ajaanibka 
  • in la ixtiraamo kala duwanaashaha bulshada sidoo kale digniinaado midab sooca
  • waxa xisbiga diimoquraatiga ah ka mid noqo kara dheenishka ajaanabka iyo dhamaan degaanka bulshad iyaga oo isku tiirsan dhamaantood
  • kasoo hor jeedida takoorida iyo midab cooca dhalin yarada.
  • waa in aynu adkayno isku xidhnaashaha bulshada
  • in uu dhaqaalahoodu is bedelo dadka jilicsan ama taagta daran.

Waxa aan si siyaasi ah uga shaqaynayaa arimahaas !

 X saar Lambarka 3 xaad  ee liistada A !